Kitaabka Quduuska ah ee loogu talo galay carruurta ujeeddadiisu waa inuu carruurta baro wax ku saabsan Masiixa iyadoo la adeegsanayo qisooyin Kitaabi ah oo la tusaalaynayo iyo waxyaalo kale oo la xidhiidha oo loo adeegsanayo qaabab kala duwan oo is-gaadhsiin ah, oo uu ka mid yahay shabakadda internetka, Telifoobka Gacabta /PDA\, qoraallo-gaaban oo daabacn midabona leh iyo buugaag midabaysan, oo ah af kasta oo carruurtu ku hadasho.
Qisooyinkan Kitaabka Quduuska ah ku sugan waa in carruur tiradoodu dhantahay 1.8 bilyan oo dunida ku kala nool si lacag la’aan ah loogu qaybiyo meel kasta oo ay suurto gal ku tahay.